ffffff

(Maaweelo kooban) SIDA UU WAQTIGU YAHAY WAAYUHU HAKU BARO… W/Q ABUUKAR AL BADRI

Labo dhalinyaro ah oo bartamihii sagaashamaadkii dhashay ayaa sheekeysanaayay, midba midka kale inta uu hadalka kaxa xariifsan yahay ayuuna adeegsanaayey…

TARJUMAAN iyo ODEY MASEYRSAN! (Qalinkii Abuukar Albadri)

dey 65 jir ah oo gabar xaafadda ugu jirtay guursaday, misena dhalinyarada uga maseyra ayay dhibaato dhanka maseyrka ah qabsatay…

(SHEEKO CAJIIB AH ) XAASAS FEDERAAL AH W/Q ABUUKAR AL BADRI

Nin deggan Muqdisho oo afar xaas leh ayey la soo deris mushkilad dhanka qoysaskiisa ah, kaddib markii ay xaasaskii isku…

Talo ku socota Madaxweynaha Umada Soomaaliyeed, Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo.

Talo ku socota Madaxweynaha Umada soomaaliyeed Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo Marka hore waad salaamantihiin dhamaantiin iyo madaxweynaheena. Runtii sidii loo doortay Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo, waxay niyadeyda jeclaystay in aan ku biiriyo Talo iyo Tusaale ku saabsan (Sidee dawlad wanaagsan oo shacabka ka turjameysa loo…

(Maaweelo kooban) SIDA UU WAQTIGU YAHAY WAAYUHU HAKU BARO… W/Q ABUUKAR AL BADRI

Labo dhalinyaro ah oo bartamihii sagaashamaadkii dhashay ayaa sheekeysanaayay, midba midka kale inta uu hadalka kaxa xariifsan yahay ayuuna adeegsanaayey waxa uu awoodo. Labadaba waa taageerayaasha Ciyaartoyda Yurube mid waxaa lagu naaneysaa Axmedinho, midka kalena Dairovic. Hase yeeshee labaduba waa Soomaali dhalad ah, dadka aan…

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo ka hadalay xukumadiisa Dorka ay ka qadaneyso Musuq Maasuq ka jiara Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa mar uu warbaahinta la hadalayey sheegay in sharciga la marin doono cid kasto oo musuq maasuq ku kacda xukumadiisa cusub uu so dhisi doono dhawan.   Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa intaas…

Daawo. Documentary Filim Hal Qof ayaa u istaagay Go’doonkii Qarniga .

Hal Qof ayaa u istaagay Go’doonkii Qarniga . Documentary Film ka hadlaya dhibaatada ay bulshadu ku qabto jidka Dhabaaqa. Waqtiyada qaarkood Go’doonka jidkaas aya geeri u Sababa bulshada adeegsata. Soo saare Abdirizak Jubba halkan ka daawo.…