Daawo:- War Cusub:- Beesha Sade oo Gabi Ahaanba Kabaxay Maamulkii Gal-Mudug Sabab?

| Friday, Oct 14, 2016 |

Beesha Sade ee Marexaan ayaa Gabi ahaanba sheegay inay isaga Baxeen maaamulka UU Hogaaminayo Cabdikareem Xuseen Guleed ee Gal-Mudug iyagoo mid kamid ah Beelaha Halkaas dagga ay kasoo horjeesteen.

Nabadoonda, Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beesha Reer Siyaad Xuseen Mareexaan ay go’aan ku gaareen inay isaga baxeen maamulka Galmudug.Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in gabi ahaan beesha Reer Siyaad Xuseen ay isaga baxday maamulka Galmudug.

Hoos kadaawo Warbixin

Like it? Share it!