TOP NEWS:- Duqa Gaalkcyo oo sheegay inuu socdo Dhismaha Maxjarka Gaalkcyo

| Friday, Oct 14, 2016 |

Maamulka Magaalada Gal-kacyo Ee Dowlada Puntland ayaa Faah Faahin ka bixiyay halka uu marayo Dhismaha Maxjarka Magaalada Gal-kacyo.

Mohamud Yasin Tumey oo Ah Duqa Dagmada Gal-kacyo Ayaa sheegay in uu Meel Wanaagsna Marayo Dhismaha Maxjarka.

Waxa uu Sheegay Gudoomiye Tumeey in aanay Hakan Doonin Dhismaha Maxjarka islamarkaasina uu hadda Marayo Meel Gabo Gabo Ah.

Gal-Mudug Ayaa Carootay dhismaha Maxjarka Gal-kacyo oo kamid ah hormarka Dowlada Puntland waxaan ay bilaabeen Xiisado iyo Weerar.1-9

2-8

3-8

4-8

5-8

7-6

9-4

Like it? Share it!