Hooyadda Dhashay Gabadha lagu kufsaday Galdogob oo warbaahinta lahadashay

| Tuesday, Jan 17, 2017 |

Shukri Cabdulaahi Cabdiraxmaan oo ah Hooyada Dhashay Gabar 14 Jir ah oo dhawaan Dhalinyaro Wiilal ah ay Kufsi u Geystana ayaa Radio Daljir uga Waratay Xaalada Gabdheeda oo Hada Jiifta Isbitaalka Dhaga Cade ee Magaalada Galkacyo.

Shukri ayaa Codsatay In Ragii Gabdheeda Fara Xumeeyay Cadaalada La Horkeeno Waxayna Codsi u Dirtay Dadka Islaamka ah in iyada Iyo Caruurteeda Laga Wareejiyo Degaanka ay Ku Nooleyd Markii Hore oo ay Sheegtay inay Kala Kulmay Takoor ayysan Suurta Gal ahayn inay Ku Sii Noolaadan .

Dhageyso Wareysi lala yeeshay Maamada dhashay gabadha dhibanaha ah

Like it? Share it!