Musharax Shariif Sheikh Axmed Bidaar ma leedahay?

| Friday, Jan 27, 2017 |

Wareysi Xiiso badan oo uu bixiyay madaxwenihii hore Soomaaliya ahna musharax haatan doonaya in uu markale noqdo madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxa uu faah faahin ku bixiyay ujeedka dib isu soo sharixidiisa isagoo sidoo kale ka hadlaya qaabka ay noqon doono xukuumadiisa hadii uu ku guuleysto xilkan.

Shariif Sheekh Axamed Waxa uu sidoo kale ka faalooday waayihiisii dibadda iyo qibradihii u ka soo dhaxlay, waxaa kale oo u dhaliilay dowladda haatan dhamaadka ah ee uu hogaaminayay xasan sheekh Maxamuud.

DAAWO WAREYSIGA SHARIIF

Like it? Share it!