ffffff

DAAWO. Prof Cabdiqaadir Shirwac oo isku so sharaxey Madaxweynaha Maamulka Galmudug.

Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac ayaa maanta Magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay xilka musharaxnimadiisa ee Maamulka Galmudug uu u sharaxan yahay.

Kulanka oo ahaa qado sharaf ay ka qeyb galeen masuuliyiin kala duwan waxa uu shirwac ka jeediyay Hankiisa hadii la doorto.

Waxa uu Cabdulqaadir ka hadlay waxa sababay in uu isku soo sharaxo Xilka Madaxweynaha Galmudug.

 

DAAWO.