Guddomiyaha Gobolka Bari oo ugu baqey Shacabka Magalada Bosaaso iney Amniga ka shaqeyan.

| Thursday, Mar 2, 2017 |

Maamulka Gobolka Bari oo manta ku qabtey shir jira,iid Magalada Bosaaso ayaa shacabka Magalada Bosaaso ugu baqey inay Amniga ka shaqeyan.

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys ”Dhedo” ayaa sheegay in shacabka magalada ay Amniga ay muhiim u tahay ayna ilashadan Amnigooda

Guddoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Waceys ”Dhedo” ayaa shacabka Magaalada Boosaaso ugu baaqay in dhagaxaanta ay ku jareen wadooyinka qaar ay ka qaadaan, sidoo kalena ay ka shaqeeyaan nabad gelyada Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Like it? Share it!