ffffff

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya oo ka hadalay xukumadiisa Dorka ay ka qadaneyso Musuq Maasuq ka jiara Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa mar uu warbaahinta la hadalayey sheegay in sharciga la marin doono cid kasto oo musuq maasuq ku kacda xukumadiisa cusub uu so dhisi doono dhawan.

 

Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya ayaa intaas ku darey in masuul kasta uu wajibkisa guta iskana ilaaliya musuq maasuq.

 

Xasan Cali Khayre ayaa sido kale shacabka Soomaaliyed meel walba ay joogan ugu baqey inay la shaqeeyan Dowlada cusub uu hoggaminayo Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.