ALSHABAAB OO RAG KALUUMAYSATO AH KA AFDUUBAY DEEGANKA GARACAD EE GIBOLKA MUDUG.

| Tuesday, Mar 7, 2017 |

Magaalada Garacad degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa maanta laga Afduubtay 5 Dhalinyaro ah oo ka tirsanaa Kaluumaysatada degmadaasi.

Gudoomiyaha deegaanka Garacad ee gobolka Mudug C/nuur C/laahi Xirsi oo lahadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ragan laga afduubta Deegaanka Ceel dhanaane oo ka tirsan Garacad.

Dhaliyaradan ayaana saka uu shaqo tagey xeeebta si ay uso kaluumeystaan balse waxay gacanta u galin Kooxaha Alshabab

Like it? Share it!