ffffff

DHAGEYSO. Guddoomiyaha Gobolka Kar kaar oo Canan kulul hawada u mariyey Qurba-joogta Puntland.

Guddoomiyaha Gobolka Kar kaar C/qaadir Siciid Carshe ”Dhaqaaje” oo Wareysi gaar ah siyey Radio Garoowe ayaa ka warbixiyey Xalada Abaared ee Gobolka Kar kaar

Guddoomiye ”Dhaqaaje” oo ku sugan Degmada Bander Bayla ee Gobolka Kar kaar ayaa ka hadlay wax yaabihi uu ku arkay intu ku jirey safarkiisa boqasahada.

Sido kale Guddoomiye Gobolka Kar kaar C/qaadir Siciid Carshe ”Dhaqaaje” ayaa ugu baqey ummada Soomaaliyeed iney ka qeyb qataan Gurmaadka Abaaraha ka jira Deganada Puntland.

 

DHAGEYSO CODKA.