DAAWO VIDEO: Wuqooyiga Kuuriya oo Gantaal Dul Marisey Dalka Japan & Xiisad ka Dhalatay

| Tuesday, Aug 29, 2017 |

Waxa Saaka aroortii Gantaal tijaabisey Dawlada Wuqooyiga Kuuriya taasi oo dad badan ay siyaabo kala duwan u arkeen Arintaan Cusub.

War kasoo baxay Wuqooyiga Kuuriya Mas’uuliyiin uhadashay ayaa waxay sheegeen in Gantaal Bac Ka sameysan oo la tijaabiyey sidii loogu talo galay uu howlgalka udhacay.

Gantaalkaasi ayaa dul maray Waddanka Japan taasi oo keentay Xasarad Cusub oo soo kala dhex gashay Labada Waddan,iyadoo Raadeerka uu digniin bixiyey markii uu Japan kusoo wajahnaa Gantaalka ridada dheer ee la riday.

Like it? Share it!