DAAWO. Madaxweyne Farmaajo oo looga mudaharaaday Magaalada Galkacyo.

0
17

HALKAAN KA DAAWO: Magaalada Galkacyo oo noqotay Magaaladii ugu horeysay ee looga Mudaharaado Madaxwaynaha Somaliya Mudane Farmaajo.

Kumanaan Dad ah oo kamid ah dadka deegaanka Magalaada Galkacyo ayaa Mudahaadyo Rabshada wata kadhigay Maanta oo khamiis ah Magaalada Galkacyo , taas oo ay ku diidan yihiin Imaanshaha Madaxwaynaha Somaliya ee Deegaanada Maamulka Galmudug.