Scroll to Top

XOG MUHIIM AH | WARAR SUGAN |

Just another WordPress site

Hal Qof ayaa u istaagay Go’doonkii Qarniga . Documentary Film ka hadlaya dhibaatada ay bulshadu ku qabto jidka Dhabaaqa. Waqtiyada qaarkood Go’doonka jidkaas aya geeri u Sababa bulshada adeegsata. Soo saare Abdirizak Jubba halkan ka daawo. (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({}); Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click...

Wararka Allidamaale ka helayso Magaaladda Cadaado ee Xarunta Gal-Nus ayaa sheegaya in ilaa ku dhawaad 4 Gaari oo Tiknino ah iyo Hal Taangi uu kasoo Ruqaansaday Cadaado kaas oo looso wado Magaaladda Gaalkcyo. Wararka kale ayaa sheegaya in ay kadhamaatay Ciidamada Mooryantta ah ee Gal-Nus hubkii iyo Rasaasti ay wateen  ay kadhamatay kadib markii shalay lagu jabiyeey Dagaalka...

Ciidamada Difaaca dawladda Puntland ayaa shalay Ku Waabariistay Weerar Gaadmo Ah ay Ku soo Qaadeen maleeshiyaadka Galmudug, weerar oo Dhacay Waabarigii Salaada Subac weerarka oo socday Mudo Saacad Ah Ayaa ahaa Weerar ku Dhufoo ka Dhaqaaq Ah Ayadoo markiiba Ay Kala Carareen Maleeshiyaadka Galmudug iyo Alshabaab oo weerarkaas Soo Qaaday, Dhinaca Puntland Weerarkii shalay...

Beesha Sade ee Marexaan ayaa Gabi ahaanba sheegay inay isaga Baxeen maaamulka UU Hogaaminayo Cabdikareem Xuseen Guleed ee Gal-Mudug iyagoo mid kamid ah Beelaha Halkaas dagga ay kasoo horjeesteen. Nabadoonda, Aqoonyahanka Iyo Waxgaradka Beesha Reer Siyaad Xuseen Mareexaan ay go’aan ku gaareen inay isaga baxeen maamulka Galmudug.Warkan ayaa intaasi waxa uu ku darayaa in...

Warbahainta Caalamiga ah ee ishapuntland.com ayaa Helaysa Xog ku aadan in Dagaalka Gaalkcyo uu Hurinayo Madaxweynaha Dowladda Faderaalka somalia Xasan sheekh Maxamuud oo Xilkiisa kadhamaday isagoo doonayo inu ku mar marsiyoodo Dalka Nabad ma ahaa. Madaxweynaha Maamulka Gal-Mudug Cabdikareem Guuled ayaa Xasan sheekh u Balan qaaday jago Hadu soo laabto sida ku helayno WararKA...

Maamulka Magaalada Gal-kacyo Ee Dowlada Puntland ayaa Faah Faahin ka bixiyay halka uu marayo Dhismaha Maxjarka Magaalada Gal-kacyo. Mohamud Yasin Tumey oo Ah Duqa Dagmada Gal-kacyo Ayaa sheegay in uu Meel Wanaagsna Marayo Dhismaha Maxjarka. Waxa uu Sheegay Gudoomiye Tumeey in aanay Hakan Doonin Dhismaha Maxjarka islamarkaasina uu hadda Marayo Meel Gabo Gabo Ah. Gal-Mudug...

Waxaa maanta oo Jimce ah dagan Xaaladda Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug kadib Dagaalo Culus oo shalay kadhacay Galbeedka Magaaladda Gaalkcyo . Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Google+ (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)...

Gollaha Xukuumada Puntland ayaa war deg deg ah ka soo saaray duulaanka lagu soo qaaday magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug, waxayna sheegeen in aysan marnaba Puntland aqoonsaneyn ciidamo Xooga dalka Soomaaliyeed oo aysan jirin. Dawladdu waxay ku sifeysay ciidamadaas in ay yihiin kuwa ka soo jeeda Qabaa’ilo, gaar ah haddana qeyb ka ah duulaanka lagu soo qaaday Shacabka...