Scroll to Top

XOG MUHIIM AH | WARAR SUGAN |

Just another WordPress site

Talo ku socota Madaxweynaha Umada soomaaliyeed Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo Marka hore waad salaamantihiin dhamaantiin iyo madaxweynaheena. Runtii sidii loo doortay Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo, waxay niyadeyda jeclaystay in aan ku biiriyo Talo iyo Tusaale ku saabsan (Sidee dawlad wanaagsan oo shacabka ka turjameysa loo heli karaa? ). Mudane Madaxweyne sida...

Hay’adda Dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee loo yaqaan MSF, ayaa adeegyadii caafimaad dib uga bilaabaysa dalka Somalia gaar ahaan Puntland, kadib hishiis maanta magaalada Garowe ku dhexmaray iyaga iyo wasaaradda caafimaadka Puntland. Dadaal ay bixisay wasaaraddaas ayaa keenay in mas’uuliyiin katirsan MSF, soo gaaraan Garowe iyagoo kulan la qaatay wasiirka Caafimaadka...

Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Deegaanada Degmada Waaciye oo Safar Shaqo Deegaanka ku jooga ayaa Lacag u qeybiyey Dad ruugaa ah oo Abaartu Saameysay,kuwaas oo xoolahoodii ku waayay abaarta deegaanka ka dhacday. Xarunta Dawlada Hoose ee Degmada Waaciye ayaa Munaasabad lagu qabtay Waxa Dhaqaale Lacageed Loogu Qeybiyey Ku Dhowaad 30-Qoys oo Abaarta xoolihii kaga dhamaadeen iyo...

Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda BBC ayaa kahadlay ciyaaraha kubadda kolayga ee gabdhaha maamulada dalka uga furmay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Corneal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo u ka jawaabayey su’aal ay culimadu ka keeneen tartankaani ayaa waxa uu sheegay in dowladda Puntland ay wakiil katahay...

Nin deggan Muqdisho oo afar xaas leh ayey la soo deris mushkilad dhanka qoysaskiisa ah, kaddib markii ay xaasaskii isku buuqeen, gartoodiina la xallin waayey markii ay arrintii daba dheeraatay, oo xitaa ay saameysay carruurtiisii ayuu la tashaday gabar ka mid ah gabdhihiisa oo ku tuhmayey in ay caqli u saaxiib tahay. Gabadhii waxaa uu weydiiyey maandhaay dhibkan waa uu...

Qeybti 2aad. Dukumenti ay daabacday ayna qeybisay Hay’adda warbaahineed amo website-ka lagu magacaabo Mediapart bishii sept 11keedii sanadkan 2016ka ayay ku xaqiijisay in xiriir lacageed uu dhaxmaray Hoggaamiyihii Liibiya Muammar Qadaafi iyo Madaxweyne Sarkoziga Fransa. Madaxweyne Sarkozy waa uu diiday inuu wax lacag ah uu ka qaatay Qadaafi si uu ugu isticmaalo doorashadii...

Waxa jirtay berigii laga soo qaxay dhammaan gobolladii Waqooyi ee Somaliya ( Imika JSL ) ee ay dagaalka horta lihi ka dhaxeeyey Jabhaddii SNM iyo dawladii Somaliya, ayaa oday soo qaxay yimid magaalada Diridhaba. Odaygaasi wuxuu damcay inuu xidhiidh la sameeyo gabadh uu dhalay oo joogtey waddanka Maraykanka. Odaygii ayaa maalintii danbe raadsanaya telefoon uu kula hadlo...

Madaxtooyadda Somaliland, ayaa ka hadashay dedaallo badan oo la iskugu dubo ridayo qorshaha qaran ee lagu samato-bixinayo in ka badan hal malyan oo qof oo ku dhaqan gobollada bariga gaar ahaan Togdheer, Buuhoodle, Sool iyo Sanaag oo abaaruhu ay halis geliyeen noloshoodii. Sidaasna waxa sheegay Afhayeenka madaxtooyadda Somaliland, Eng. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Deyr)...

Ururka HADO oo ah urur inta badan ka shaqeeya hawlaha bani’adanimada ayaa warbixin uu ka soo saaray xaalada abaaraha ee ka jira gobolka karkaar ku tilmaamay mid ka sii daraysa . Ururka oo safaro kala duwan ku soo maray deegaano ay kamid ahaayeen Carmo, Qormo , Jedad, Rako , Uurjire, Dhudhub, Dhuur , Bayla iyo deegaano kale ayaa sheegay in xaalada abaartu ay ka sii...

Intaa wax baan ka akhristaa. Cod baan ka dhegeystaa. Muuqaallo ayaan ka daawadaa. Xogteyda ayaan ku keydsadaa. Waxaan ku qoraa xogta aan akhristayaasheyda la wadaagayo oo ay ka mid yihiin sadarrada aad hadda akhrineyso. Marmar isaga ayaa ila taliya ama i tilmaama. Laakiin saaka waxaan ogaaday in aniga iyo computer-keygu aynaan weli si fiican isu aqoon. Maskaxdeydu waa...